Wednesday, April 23rd, 2014
Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

Madaxwaynaha jubaland oo booqday dhaawacyadii dagaalkii kismayo si kululna uga jawaab bixiyay .

Published on June 12, 2013 by   ·   No Comments Number of View :104

Kismayo;Madaxwaynaha maamulka Jubalanda Sh Axmed Maxamed Islaam (madoobe) ayaa manta booqday dhaawacyadii ku dhaawacmay dagalkii dhawaan ka dhacay magaalada Kismayo .

Mr Madobe ayaa markii uu garoonka Kismayo ka soo dagay islamarkaba waxa uu u mooday halkii lagu dabiibayay dhaawacyadaasi .

Madaxwaynaha maamulka Jubaland Axmed Madobe ayaa caafimaaad alle uga baryay dhaawacyadaasi ku waxyeeloobay dagaalki Kismayo.

Dhaawacyadan oo tiradooda ay tahay ilaa iyo 7 ayaa waxa uu dhaawacoodu yahay mid kala duwan ayada oo aysan dhaqiitiirta ka dayrin xaalkooda.

wararka

unh

Gaari ay leedahay UNHCR oo Xagardheer laga Afduubtay

April 23, 2014
  Mid kamid ah shaqaalaha Hay’ada UNHCR ayaa saaka lagu dhaawacay xerada qaxootiga ee Xagardheer kadib markii dabley hubaysan ...
download

DAAWO:Gabar Soomaaliyed Macalinkeda Falnaxdin Leh Ku Sameyey Maraykanka

April 23, 2014
HALKAN RIIX SI AAD U DAAWATO
IMG_1793

Madaxweynaha Puntland oo kal diray golayaasha Deegaanka Goldogob Iyo Jariiban

April 23, 2014
Madaxweynaha Puntland oo kal diray golayaasha Deegaanka Goldogob Iyo Jariiban
break

Deg deg”Gavanaaga Garissa Nadiif Jaamac oo Xilkiisi ku waayay Kiis maxkamadeed

April 23, 2014
Gavanaagi countiga Garissa Nadiif Jaamac Adan ayaa maanta waayay xilkiisii Gavanaaga countiga Garissa . Arintan ayaa ka danabaysay ka ...
1085-300x160

(DHAGEYSO)Gudiga difaaca Baarlamaanka oo Qaaylo dhaan ka soo saaray Amaanka dalka

April 23, 2014
  Muqdisho–Gudoomiyaha Gudiga Difaaca Baarlamaanka Xuseen Carab Ciise ayaa sheegay in Baarlamaanka uusan ogolaan doonin hadal ku kooban Cambaareyn ...
un

Qaramada Midoobay oo ka digay Xaaladda Ammaan ee Magaalada Muqdisho

April 23, 2014
  Ergayga Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya, danjire Nicholas Kay ayaa sheegay in hay’adaha Qaramada Midoobay iyo kuwa kale ...